Daawo: Hadal jeedinta musharixiinta oo ka socota Teendhada Afisyooni

0

MUQDISHO (SMN) – Waxaa goordhow Teendhada Afiysooni ka bilaabatay hadal-jeedinta xubnaha musharixiinta ee u taagan xilka madaxweynaha dowladda federaalka ee 4 sano ee soo socota.

Maanta oo ah maalinta koowaad ayaa waxaa khudbadahooda jeedin doono illaa 20 musharax oo ka mid ah 39-ka musharrax ee isu diiwaangeliyey doorashada.

Sidoo kale waxaa aad loo adkeeyay amniga goobta ay hadal-jeedintu ka dhaceyso, taas oo amnigeeda ay sugayaan ciidamada nabad ilaalinta ee ATMIS iyo kuwa Booliska Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here