Daawo: Warbixin ku saabsan xuska qaraxii 14-ka Oktoobar

0

MUQDISHO (SMN) – Afar sano guuradii kasoo wareegtay qaraxii xooganaa ee 2017-kii ka dhacay Zoobe ayaa maanta ku beegan, kaas oo noqday kii ugu dhimashada badnaa.

Qaraxaas oo loo adeegsaday gaari xamuul ah oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa sababay dhimashada ku dhowaad kun qof iyo dhaawaca tiro kale oo intaas kasii badan.

Halkan hoose ka daawo: warbixin ku saabsan xuska qaraxiii 14-ka Oktoobar oo ay Shabelle diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here