Danjiraha Soomaaliya ee Koofur Afrika oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

0

CAPE TOWN (SMN) – Wasaaradda arrimaha Debadda Koonfur Afrika ayaa Nuqul ka mid ah warqadda Aqoonsiga ee Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowday dalkaasi Koonfur Afrika ka guddoontay.

 

Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda Dalkaasi Koonfur Afrika ayuu Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq oo ay wehliyaan Diblomaasiyiinta safaaradda waxaa uu ku wareejiyay warqadaha Aqoonsiga ku simaha agaasimaha protocol-ka ee wasaarada Arrimaha dibadda ee Koonfur Afrika.

Labada masuul ayaa isla soo hadal qaaday xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya labada dowladood ee soo jireenka ah iyo sido kale dhinacyada u baahan in iskaashi laga sameeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here