Dhalinyarada Muqdisho oo ka hadlay xaaladda dalka

0

Muqdisho – Dhalinyaro ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, iyagoo muujiyey walaac ku aaddan duruufaha siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale ee jira.

 

Qaar ka mid ah dhalinyarada ayaa sheegay in ay ka xun yihiin, sida ay hadalka u dhigeen, caburinta iyo boobka hantida shacabka ee ay ku eedeeyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya.DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here