Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay shil baabuur oo ka dhacay Muqdisho + Video

0

MUQDISHO (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil gaari oo maanta ka dhacay agagaarka xerada Afisyooni ee degmada Waabari, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

 

Shilka ayaa yimid, kadib markii bareeg goostay gaari xamuul ah oo ku dhacay gaadiid kale oo ay la socdeen dad shacab ah.

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay shilkan , halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi ka badan, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here