Dowladda oo Lagu Eedeeyay Inay Burburineyso Hantida Mas’uuliyiintii hore ee dalka

0

Muqdisho – Iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay waddo howlgal ay ku sheegtay mid looga hortagayo hubka sharci darrada ah, ayaa waxaa soo baxaya cabashooyin ku saabsan saameynta howlgaladaasi ku yeesheen qaar kamid ah shacabka iyo mas’uuliyiinta.

 

Sheekh Soomow oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in hoygiisa uu saameyn ku yeeshay howlgalada ay ciidamada dowladda wadaan, isaga oo ku eedeeyay ciidamada inay qaateen hanti taallay gurigiisa.

DAAWO.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here