Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay degmada Baardheere + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo wali wada gurmadka loo sameenaayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay sameyeen wabbiyada Jubba iyo Shabelle ayaa maanta waxa magalaada Baardheere u dirtay Diyaarad wada shixnad mucaawino ah oo gaaraysa ilaa 6-Tan.

 

Baardheere waxa ay kamid tahay degmooyinka gobolka Gedo kuwooda ssameynta dag ay ka soo gaartay fatahaada wabbiga jubba, taas oo keentay in ay go’do buundii Baardheere waxaana hore sidaan oo kale hay’adda Maareynta musiiboyinka magaalaaas ugu dirtay Doonyo nuuca dheereeya ah si loo badbaadiyo shacab ay go’doomiyeen Biyaha.

Gargaarkaan waxaa loogu talagalay in la gaarsiyo shacabka ku barakacay dadaadka iyo fatahaadaha.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here