MUQDISHO (SMN) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale qaaday tallaabo ka dhan ah Al-Shabaab, taas oo lagu beegsaday dhaqaalaha kooxda.
Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa waxaa lagu sheegay in la xayiray Akoono cusub oo lacago badan loo marinayey Al-Shabaab.
Halkan hoose ka akhriso:-