Dowladda Soomaaliya oo xayirtay malaayiin Dollar oo loo waday Al-Shabaab

0

MUQDISHO (SMN) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale qaaday tallaabo ka dhan ah Al-Shabaab, taas oo lagu beegsaday dhaqaalaha kooxda.

 

Warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda ayaa waxaa lagu sheegay  in la xayiray Akoono cusub oo lacago badan loo marinayey Al-Shabaab.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here