Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer sameeyey + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer ku sameeyay dib-u-dhis ka socda xafiisyada Xarunta Aqalka Dowladda hoose ee Xamar,

Kormeerkan ayaa qeyb ka ah qorshaha maamulka Gobolka Banaadir ee dib-u-dhiska xarumaha danta guud ee loogu adeego Bulshada.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here