La-taliyaha Amniga Qaranka oo gaaray magaalada Beledweyne

0
La taliyaha amniga qaranka Fahad Yasiin

MUQDISHO (SMN) – La taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa goordhow ka dagay garoonka Ugaas khaliif ee magaalada Beledweyne.

Mas’uuliyiin ka mid ah maamulka HirShabelle iyo kan gobolka Hiiraan ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Beledweyne

Agaasimihii Hore ee hay’adda Nisa ayaa lagu wadaa inuu qaato shahaadada musharaxnimada, iyadoo bari ay dhaceyso doorashada kursigga HOP086.

Dhinaca kale ammaanka magaalada ayaa aad loo adkdeeyey, iyada oo ciidamo dheeraad ah la dhigay wadooyinka gala garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here