Guddiga doorashada maamulka Puntland oo shaaciyay liiska xildhibaanada cusub

0

GAROOWE (SMN) – Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Puntland ayaa saaka shaaciyay liiska 66-da xildhibaan ee Baarlamaanka lixaad ee maamulkaasi.

 

Liiskan ayaa waxaa ku jira 17-ka xildhibaan ee deegaanada SSC-Khaatuma, taas oo uu muran xoogan ka taagan yahay.

Mucaaradka Puntland ayaa sidoo kale kasoo horjeedo liiska lagu dhowaaqay, taas oo uga sii dareysa xiisadda siyaasadeed ee ka taagan maamul goboleedka Puntlabd.

SSC ayaa iyaduna dhowaad sheegtay in aysan ka qayb-geli doonin doorashada Puntland, ayna isaga baxeen guud ahaan maamulkaasi, maadaama ay dhisteen maamul gaar ah.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here