Guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo la magacaabay

0

GAROOWE (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 4-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Puntland.

 

Guddoomiye Cabdirisaaq oo shirka furay ayaa Golaha la wadaagay in loo diyaar garoobo Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka si waafaqsan Dastuurka iyo Xeer hoosaadka Golaha Wakiillada PL, wuxuuna magacaabay Guddiga Doorashada Madaxtooyada, taas oo ku asteysan Isniinta 08/01/2024, haddii EEBBE idmo, iyadoo Goluhu uu cod aqlabiyad leh ku ansixiyey.

Sidoo kale waxaa lasoo saaray habraaca doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland.

Halkan hoose ka akhriso:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here