Guddiga doorashadda oo war kasoo saartey doorashadda hogaanka Galmudug

0

DHUUSAMAREEB – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa liiska musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-Xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug.

 

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here