Guddiga FEIT oo go’aan ka soo saaray doorashada HoP#009 iyo HoP#135

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga doorashooyinka FEIT ayaaa go’aan kasoo saaray, kuraasta HoP#009 iyo HoP#135 oo deegaan doorashadoodu ahayd HirShabeelle, gaar ahaan  Beledweyne.

Iyadoo la tix-raacayo heshiiskii 17 Sebtember 2020 iyo ansixintii labada aqal ee dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo qeexaya in maamulaka goboleedka HirSHabeele doorashada lagu qabto Jowhar iyo Beledweyne.
Guddigu waxaa uu go’aamiyey in doorashada labada kursi ee kor ku xusan laga wareejiyey Beledweyn loona wareejiyey in doorashadooda lagu qabto magaalada Jowhar.
Halkan hoos ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here