Guddi qaabilsan doorashada guddoomiya Xalinta Khilaafaadka oo la magacaabay

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal ayaa dhawaan dooranaya guddoomiye cusub, waxaana lasoo saaray liiska xubnaha qaban qaabinaya doorashada guddoonka.

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa magacaabay shan xubnood oo ka shaqeyn doono diyaarinta doorashada guddoomiyaha cusub.

Sidoo kale wuxuu faray xubnahaasi inay si daacad ah u gutaan waajibaadka shaqo ee loo igmaday.

Halkan hoose ka aqriso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here