Guddiga SEIT ee K/Galbeed oo shaaciyay Jadwalka kursi dib loo dooranayo

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashada kursiga HoP#154 oo dib loo dooranayo si loo waafajiyo habraaca guud ee doorashada dalak,degaan doorashadiisuna tahay Magaalada Baydhabo.

Qoraal Guddiga ka soo baxay ayaa lagu sheegay in 20-bishan la qaban doono Diinwaangelinta Qabashada arajida iyo lacag shubista Musharaxiinta.

Sidoo kale guddiga ayaa shaaciyey in 21-ka bishan Apriil la qaban doono doorashada kursigaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here