Guddiga xalinta khilaafaadka oo go’aan ka gaaray kursiga HOP 067

0

MUQDISHO (SMN) -Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Soomaaliya ayaa Go’aan ka gaaray maanta oo ay taariikhdu tahey 15/12/2021 dacwada kursi HOP 067 oo 25-kii Bishii la soo dhaafay ee November lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb,kaas oo uu kusoo baxay Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda NISA Yaasiin Cabdullaahi Fareey.

Qoraalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa lagu shegay in doorashada kursigaasi loo Maray Habraacyadii Loo Dajiyay Doorashooyinka waxana Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal  Lagu wargaliyay Ku dhawaaqista Natiijada Kursigaas.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here