Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti + Sawrirro

0

JABUUTI (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Djibouti ayaa la kulmay madaxweynaha Jamhuuriyadda  Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah.

Rooble ayaa madaxweyne Geelle uga mahadceliyay kaalintiisa nabadeynta iyo dowlad dhiska Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha ayaa Jabuuti u tegay xiritaaka madasha aragti wadaagga ee Machadka Heritage oo sanadkan lagu qabtay wadankaasi.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here