Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo hakiyey natiijada doorashada kursiga HOP#45

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa hakiyey ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah ee Kursiga Golaha Shacabka HOP#45.

kursigaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyey wasiirka batrolka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed, kaas oo dacwadda gudbiyey.

Si kastaba, kursigan ayaa waxaa deegaan doorashadiisa ay tahay dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here