Guddiga doorashada maamulka Jubaland oo shaaciyey doorashada shan kursi

0

KISMAAYO (SMN) – Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in doorashada kuraastan la qaban doono 22-ka bishan aynu ku jirno ee Febraayo ee sanadka 2022-ka.

Halkan hoose ka aqriso:- 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here