Guddiga xallinta oo go’aan kasoo saaray kuraastii cabashada laga keenay

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga xalinata khilaafaadka doorashada Dadban ayaaย  go’aan kasoo saaray saddax kursi oo ay dacwadooda qaadayeen maalmahii lasoo dhaafay.

Kuraasta ayaa kala ah HOP#201 HOP#209 iyo HOP#211.

Qoraal kasoo baxay guddiga xalinta khilaafaadka ayaa lagu shaaciyay inย  dacwadii laga soo gudbiyay habkii ay u dhacday doorashadii sadaxdan kursi ay baaritaano ay ku sameyeen, islamarkaana habkii ay u dhacday doorashada kuraastaasi ay ahaayeen hab waafaqsan heshiiskii doorashada ayna ansax yihiin.

Halkan hoose ka aqriso:-ย 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here