Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo la kulmay safiirka dalka Itoobiya + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.

Safiirka ayaa  ayaa Guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa, waxayna ka wada hadleen adkaynta xiriirka diblumaasiyaddeed ee labada Dal.

Kulankan ayaa qayb ka noqona kulamada siyaasadeed ee haatan ka socda magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kadib isbeddalka siyaasadeed ee ka dhacay dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here