Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Cali Maxamed Geedi

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Ra”iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Cali Maxamed Geedi.

Kulan ayaa looga hadlay marxaladda doorasho ee dalka iyo sida ugu habboon oo ay ku dhici karto doorasho lagu wada qanacsan yahay.

Ra”iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi oo u hambalyeeyay Guddoonka Baarlamaanka 11-aad ayaa bogaadiyey kaalinta mugga leh ee ay ku leeyihiin dowladnimadda Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here