Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay George Conway + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa la kulmay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ahna Iskuduwaha Gargaarka Bini’aadanimada George Conway.

 

Labada dhinac ayaa kawada hadlay in ay yeeshaan is kaashi buuxa Hay’adda SoDMA iyo hay’addaha UNKA si gaar ah kuwa uga shaqeeya Arrimaha bini’aadanimada, Dhibaatadii ka dhalatay El-Niño sida looga hortagay iyo cashiradii laga bartay,in la hubiyo si wadajir ah in deeqaha Gargaarka dadkii loogu talagalay loo gaarsiiyey iyo in Qaramada midoobay ay taageerto SoDMA iyo hay’addaha kale dowladda .

Kulanka waxaa qayb ka ahaa Agaasimayaal iyo Lataliyayaal Sare oo SoDMA ka tirsan.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here