Guddoomiyaha maxkamadda sare oo la kulmay qareenada Soomaaliyeed

0

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Axmed Yuusuf ayaa xarunta Maxkamadda Sare kulan kula qaatay ururka qareennada.

Kulanka ayaa lagu gorfeeyay isbedalada Garsoorka ku socda, caqabadaha taagan iyo kaalinta qareennada ay ku leeyihiin dib u habaynta Garsoorka iyo gaaridda Cadaaladda.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka ayaa sheegay in kulanka la isku afgartay in la xoojiyo wada shaqeynta Maxkamadda Sare iyo Qareennada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here