Rooble oo war kasoo saaray geerida Gaanshaanle Maxamed Cabdiwahaab

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi udiray ehelkii uu ka baxay Gaashaanle Maxamed Cabdiwahaab oo ahaa Taliyahii Ururka 6aad ee Kumaandooska Gor-Gor.

“Allaha u naxariisto walaalkeen Gaashaanle Maxamed Cabdiwaaxid oo maanta geeriyooday isagoo dalkiisa iyo dadkiisa ka difaacaya cadow horor ah, Qoyskiisa iyo Qarankaba samir iyo iimaan Allaha ka siiyo, isagana jannadii Firdows Eebbe ha ugu deeqo. Ayuu yidhi Ra’iisul Wasaaraha XFS.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here