Gudiga doorashada Banaadiriga oo shaaciyay odayaasha soo xulaya Ergada

0

MUQDISHO (SMN) – Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga ayaa shaaciyay Odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ah ee soo xuli doonta Xildhibaanada beellaha Banaadiriga.

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga Sacdiyo Cali Boloy, ayaa sheegtay in doorashada ay dhici doonto maalinta Isniinta ah ee soo socota.

Shanta xubnood ee beellaha Banaadiriga ayaa la wada dooran doonnaa hal maalin, sida uu qorshuhu yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here