MUQDISHO (SMN) – Hey’adda Nisa AYAA weerartay Xarumaha Shirkadda Hormuud ee Xamarweyne iyo Tareebiyaano, ayada dhex baxday maamulkii xarumahaasi.
Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkadda ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadu ay handadeeb shaqaaaha, sidoo kalena ay xireen xubno kamid ha maamulka.
Halkan hoose ka akhriso:-