Ha’yadda NISA oo weerartay xarumo ay leedahay shirkadda Hormuud

0

MUQDISHO (SMN) – Hey’adda Nisa AYAA  weerartay Xarumaha Shirkadda Hormuud ee Xamarweyne iyo Tareebiyaano, ayada dhex baxday maamulkii xarumahaasi.

 

Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkadda ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamadu ay handadeeb shaqaaaha, sidoo kalena ay xireen xubno kamid ha maamulka.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here