Ugaas Maxamed Samatar: C/rashiid Janan anigaa ah Ugaaskiisa waa la dilay

0

NAIROBI (SMN) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxay xaaladda wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirshdiid Janan oo markii ugu dambeysay ku sugnaa dalka Kenya.

 

Ugaas Maxamed Samatar oo kamid ah ehellada Janan ayaa Shabelle la hadlay, wuxuuna xaqiijiyay in lagu dhex dilay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

 

“Allaha u naxariisto wasiir Janan waa dhintay, la arki maayo Janan dambe waa la jarjaray ninkaasi” ayuu yiri Maxamed Samatar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here