Hay’adda NISA oo xirtay bogag ay lahaayeen Al-Shabaab

0

MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in dalka iyo dibaddiisa ay ka xirtay Website-yo ay adeegsan jireen Al-Shabaab.

 

Qoraal kaso baxay NISA ayaa waxaa lagu sheegay inay hay’addu heshay magacyada miilkiilayaasha diiwaan-geliyay, kadibna laga dacweeyay dalalka ay joogaan:

Liiska Website-yada la xiray ka eeg sawirka hoose:-
 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here