Hay’adda SoDMA oo 1,200 oo qoys ugu qeybisay hilibka Udxiyada Muqdisho

0

MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta xarunta Guriga Hooyooyinka deeq Hilib ah waxa ay ugu qeybisay1,200 oo qoys oo ah dad danyar ah.

 

Deeqdaan waxaa ka mahadnaqay Shacabkii Soomaaliyed ee ee ka faaiideystay,waxaana Hay’adda Maareynta ka gacansiiyey hay’adda IHH ee laga leeyahay dalka Turkiga.

Masuuliyiin katirsan SoDMA iyo hay’add IHH ayaa goobjoog ka ahaa qeybinta Hilibkaan udxiyada ah ayaa kawarbixiyey mashrucaan udxiyada ah ee maanta ay u qeybiyeen dadkaan dantyar.

Shalay ayeely aheed markii hay’adda maareynta dad ka badan 6 kun oo qoys ay gargaar hilib ah ugu qeybisay degmooyinka Kaxda, Waabari iyo deegaanka Weydow oo ay ku noolyihiin barakacyaal, dad danyar ah iyo kuwa qaba baahiya gaarka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here