Hay’adda SoDMA oo digniin cusub kasoo saartay roobab kusoo wajahan Somalia

0

MUQDISHO (SMN) –ย Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashuย  roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican ay ka diโ€™i doonaan Dhamaan gobollada dalka waxayna ku kala duwanaan-doonaan xadiga roobabka ay helayaan sida saadaashu sheegayso roobabkaas cabirkoodu waxuu u dhaxeeyo ๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฌ (๐—บ๐—บ).

 

โžค Degmooyinka gobolada Gedo iyo Awdal waa meelaha ugu badan oo la filayo in ay helaan roobab xadigeedu sareeyo oo u dhaxeeya ๐Ÿญ๐Ÿฑ๐Ÿฌ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—บ๐—บ, Sidookale degmooyin ka mid ah Gobalada ๐—•๐—ฎ๐˜†, ๐—•๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—น, ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป, ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—น, ๐—ก๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น, ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด,ย  ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐——๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ayaa waxaa la saadaalinayaa in ay ka daโ€™aan roobab cabirkooddu u dhaxeeyo

๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿด๐Ÿฌ ๐—บ๐—บ

โžค Degmooyin ka mid ah gobalada aan kor ku soo xusnay gaar ahaan Gobalka ๐—š๐—ฒ๐—ฑ๐—ผ, ๐—”๐˜„๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐˜† waxay saadaashu sheegaysaa in roobabkaas ay sababi karaan ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ iyo ๐—ณ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ

(๐—™๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ & ๐—™๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ณ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐˜€).

โžค Waxaa sare u sii kacaya heerka biyaha wabiyada Juba iyo shabeele taasina waxaa sabab u ah roobabka xoogan ee ka daโ€™aya qeybo ka mid ah dalka iyo buuralayda Ethiopia taasoo macnaheedu tahay ๐—ถ๐—ป ๐—ณ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ.

๐—™๐—š: Hadii roobabka la filyo todobaadkaan ay u daโ€™aan sida saadaashu sheegeeyso, waxay geeysan karaan khasaare iskugu jira naf iyo maalba.

๐—›๐—ฎโ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” oo Horay u soo saartay ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€-๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ Saadaasha Roobab ma hiigaan ah oo dalka ka da’ay kuwaas oo geeystay Daadad iyo Fatahaado, ayaa mar kale Bulshada Soomaaliyeed u direeysay Digniino si loogu feejignaado saameynta roobku ku yeelan karo nafta iyo Hantida shacabka Soomaaliyeed.

Forcasting Tempalate Week 1aad June 20 – 27 2023

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here