Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay deegaanka Lafoole + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – .Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa maanta deegaanka Lafoole oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay gargaar ugu qaybisay 4,350 Qoys oo kamid ah dadka deeganadodii uga soo barakacay Daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada .

 

Qoysaskaan ayaa dhawaan waxa ay ka soo barakaceen deeganada kala ah Sabiid, Caanoole,Mubaraak, Awdhigle iyo tuuloyin kale oo hostaga degmada Afgooye, waxaana maalmihii danbe ay wajahayeen xaalad adag oo dhanka nolasha ah.

Qoysaska Gargaarkaan ka faa’iideeystay ayaa u mahadnaqay Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, taas oo mar walba ay ka go’antahay caawinta iyo u gargaarida bulshada Soomaaliyed ee isku darsoomeen daadadka ka dhashay Roobka deyrta iyo fatahaadaha Wabbiyada.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- 

default

default

default

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here