HirShabelle oo shaacisay guddiga soo xulista ergada kursiga HOP#058

0

BELEDWEYNE (SMN) – Guddiga doorashada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa shaaciyey guddiga xulista ergada kursiga tirsigiisu yahay HOP#058.

Sidoo kale shahaado siinta musharixiinta tartameysa iyo doorashada ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah la wada qabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here