HirShabelle oo soo saartay jadwalka kuraasta HOP141, HOP146 & HOP135

0

JOWHAR (SMN) – Guddiga doorashada ee maamulka HirShabelle ayaa ugu dambeyn soo saaray jadwalka doorashada saddexdii kursi ee ku harsaneyd ee maamulkaasi.

Guddiga ayaa sheegay in 29 bishan April la shaacinayo guddiyada soo xulaya ergada doorashada ee saddexdaasi kursi, kadibna doorashada la qabanayo maalinta xigta ee 30 bisha April oo ku beegan Sabtida soo socota.

Qoraalka ayaa waxaa lagu yiri “Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle waxa uu shaacinayaa jadwalka 3 kursi oo ka mid ah kuraasta caasimadda ee Jowhar”

✅HOP#135
✅HOP#141
✅HOP#146

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here