Jubaland oo eedeymo u jeedisay Madaxweyne Xasan Sheekh – DAAWO

0

KISMAAYO – Xilli Kismaayo uu ka furmayo Shirka hogaamiyaasha Mucaaradka iyo Madaxda maamulka Jubaland iyo Puntland, waxaa soo baxaya eedeymo loo jeedinayo Villa Somalia.

 

“Madaxweynoow Shacabkii waa barakaceen, musiibo u timidna majirto ee awoodaada ayey ku barakaceen,” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubaland Maxamed Ibraahim Oogle oo shir jaraa’id ku qabtay maanta Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here