Musharax Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo – DAAWO

0

KISMAAYO – Murashax Madaxweyne Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaaladda Kismaayo, oo ka furmayo shir muhiim ah oo arrimaha doorashooyinka Soomaaliya looga hadlayo.

 

Rooble ayaa kamid ah Musharixiin kale oo Maanta gaarey magaaladda Kismaayo, si ay uga qeybgalaan Madasha mucaaradka iyo madaxda maamullada Jubbaland iyo Puntland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here