Koonfur Galbeed oo shaacisay doorashada kuraas ka mid ah BF

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa shaaciyay qabashada  lix 6 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Baydhabo.

Doorashada kuraastan ayaa lagu wadaa in dhowaan lagu qabto magaaladaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here