Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada ka dhaceyso magaalada Boosaaso

0

BOOSAASO (SMN) – Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee heer Puntland ayaa maanta shaaciyay magacyada musharixiinta u taagan doorashada kuraasta taalla magaalada Boosaaso.

Doorashada kuraastan oo isha lagu wada hayo ayaa waxaa la filayaa in la qabto maalinta Axadda ah ee soo socota.

Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, iyada oo Boosaaso laga dareemayo qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here