Koonfur Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada todoba kursi

0

BAYDHABO (SMN) – Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyey jadwalka doorashada todoba kursi oo deegaan doorashoodu tahay Baydhabo.

Kuraastan oo kala ah HOP#204, HOP#197, HOP#179, HOP#172, HOP#164, HOP#181 iyo HOP#047 ayaa ah kuwii ugu dambeeyey ee doorashadooda lagu qabanayo Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here