Wada-hadallo xasaasi ah oo u socdo Cali Guudlaawe iyo Yuusuf Dabageed

0

BELEDWEYNE (SMN) – Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa haatan ka socda kulan gaar ah oo u dhexeeyo madaxweynaha maamulka HirShabelle, Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Dabageed.

Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa looga hadlayaa khilaafka u dhexeeya labada mas’uul ee ka dhashay hab maamulka doorashada kuraasta taalla Beledweyne.

Sidoo kale waxaa la filayaa in kulankan laga soo saro goโ€™aanno la xiriira maamulka doorashada iyo sugida amniga guud ee Beledweyne.

Doorashada magaalada Beledweyne ayaa soo martay marxalado kala duwan iyo si qab qabsiyo siyaasadeed oo dib u dhigay qabashada kuraasta taalla halkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here