Madaxtooyadda Koonfur Galbeed oo loo magacaabey agaasime cusub 04/04/2026 0 Share on Facebook Tweet on Twitter BAYDHABO – Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Cali Cabdulaahi Isaaq u-magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.