MUQDISHO – NISA ayaa fulisay howlgal gaar ah oo qorsheysan, kaasoo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay hay’adda ku sheegtay war-saxafadeed ay soo saartay Maanta.
Waxaa howlgalka oo ciidan ajnabi ah ka qeyb-qaatay lagu bartilmaameedsaday xarumo iyo Dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-Shabaab.





