BELEDWEYNE (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magacaabis sameeyey, kadib wareegto uu maanta soo saaray.
Cali Guudlaaw ayaa Saciid Saalax Cabdiraxman u magacaabay inuu noqdo Agaasimaha Guud Wasaarada
Biyaha & Tamarta Dowladda Hirshabeelle.
Halkan hoose ka aqriso:-
Ujeeddo: Magacaabis
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle markii uu arkay Qodobka 51-aad dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay
In ay lagama maarmaan tahay dar-dargelinta Maamulka Wasaarada Biyaha.
Markuu arkay:
Tamarta Dowladda Hirshabeclle.
Markuu tixgeliyay Aqoonta &Waayo-aragnmida mudanaha xilka loo magaciaabayo u leeyahay
nidaamka Dowliga ah.
WUXUU MADAXWEYNUHU SOO SAARAY XEERKAN.
1. Waxaa mudane Said Salah Cabdiraxman magacaabay Agaasimaha Guud Wasaarada
Biyaha&Tamarta Dowladda Hirshabeelle.