Aqriso: Madaxweynaha maamulka HirShabelle oo magacaabis sameeyey

0

BELEDWEYNE (SMN) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magacaabis sameeyey, kadib wareegto uu maanta soo saaray.

Cali Guudlaaw ayaa Saciid Saalax Cabdiraxman u magacaabay inuu noqdo Agaasimaha Guud Wasaarada
Biyaha & Tamarta Dowladda Hirshabeelle.

Halkan hoose ka aqriso:-

Ujeeddo: Magacaabis

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle markii uu arkay  Qodobka 51-aad  dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay
In ay lagama maarmaan tahay dar-dargelinta Maamulka Wasaarada Biyaha.

Markuu arkay:
Tamarta Dowladda Hirshabeclle.
Markuu tixgeliyay Aqoonta &Waayo-aragnmida mudanaha xilka loo magaciaabayo u leeyahay
nidaamka Dowliga ah.

WUXUU MADAXWEYNUHU SOO SAARAY XEERKAN.

1. Waxaa mudane Said Salah Cabdiraxman magacaabay Agaasimaha Guud Wasaarada
Biyaha&Tamarta Dowladda Hirshabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here