Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Belgium-ka + Ujeedka

0

BRUSSELS (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka

 

Ujeedka madaxweynaha ayaa la xiriira ka qaybgalka shirka Ururka Midowga Yurub iyo wadamada soo koraya.

Sidoo kale Madaxwaynaha ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedin doona madasha oo socon doonta inta u dhexeysa 25-26 Oktoobar 2023.

Waddamada Yurub ayaa kamid ah dalalka taageera Soomaaliya oo haatan dagaal adag kula jirta Al-Shabaab, si looga xoreeyo dalka oo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here