Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Garoowe + Sawirro

0

GAROOWE (SMN) – Madaxwaynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo si ballaaran loogu soo dhaweeyay.

 

Madaxweynaha Puntland, Saciid Deni ayaa Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ugu tegay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa ka qeybgalaaya Caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo hadda ka socota magaaladaasi.

Sidoo kale ammaanka ayaa aad loo adkeeyay, ayada oo ciidamo dheeraad ah lagu arakayo waddooyinka caasimadda Puntland.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here