Madaxweyne Lafta Gareen oo maamul cusub u magacaabay gobolka Sh/Hoose

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa Maamul cusub u magacaabay Gobolka Shabeellaha hoose, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Guddoomiyaha cusub ee gobolka ayaa waxaa loo magacaabay Mudane Maxamed Cabdiraxiin Nuur, kaas oo bedalaya Cabduqaadir Nuur Siidii.

Sidoo kale waxaa xilka guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga isna loo magacaabay, Mudane Axmed Cumar, sida ku cad wareegtada.

Halkan hoose ka aqriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here